MAS IYO YAXAAS VIDEO: Muuqaalkii Loogu Daawashada Badnaa Labadii Cisho Ee U Danbaysay Mas Weerar Ku Qaaday Yaxaas (Live)

Published on March 7, 2014 by   ·   No Comments

Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa  Muuqaalkii Loogu Daawashada Badnaa Labadii Cisho Ee U Danbaysay Mas Weerar Ku Qaaday Yaxaas, Dagaal Dheer Oo La Isla Daalay Kadib Yaxaaskii La Cunay.

HALKAN RIIX DAAWO VEDIO

Arintaan Ayaa waxaa Siwayn uqaadaa dhigay Dhamaan Warbaahinta Caalamka, Waxaana Laba Casho Gudahood Muuqaalkaasi ku Daawatay Tiradii ugu Bandayn.

Muuqaalkan Ayaa Ka Mid Noqoday Kuwa Loogu Waadashada Badan Yahay Ee Ay Warbaahintu Soo Bandhigto.

MAS-YAXAAS


Si aad u hambalyeysid asxaabtaada Guursatay, dad u dhashay iyo salaanta ehelkaaga iyo dadka qaaliga ah, fadlan ku soo dirso dhanbaalkaaga salaamaha2013@gmail.com Kana dhagayso maalinkasta oo jimce ah bartan iyo lanbarada debedaba.

Info@Radiokhaatumo.com
salaamaha2013@gmail.com
Ama Maamulka Guud
Email:salaamaha2013@gmail.com

Readers Comments (0)




WARARKII HORE

IMG_2286

Daawo Vedio Fanaanada Codka Baxsan Ee Saida Shino Oo Soo Saartay Hees Lamagac Baxday (Guurtida)

fanaanada codka baxsan ee codka macaan Saida shino ayaa qaaday Hees ay kaga hadlaysa xaalada haatan maamulka khaatumo ...
SAFAR SALAAMA

Deg Deg xaalada deegaanka Saax dheer oo faraha Kabaxday iyo dagaalkii kasocday oo xoogaystay

Faah faah dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal haatan Hal saac iyo dheeraad  kasoconaya duleedka saaxdheer kaasi oo ...
hqdefault

Vedio Xarunta Jaamacada Bariga Afrika Fareecada Buuhoodle Oo imtixaankii Sanadka Loo Fadhiistay (Daawo)

imtixaanka sanad dugsiyeedka 2014taka ilaa 2015ka ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa si rasmi ah looga fadhiistay xarunta jaamacada ...
IMG_2175

Vedio Soo dhawaynti Siday U dhacday iyo Khudbado Digniin La soo Jeediyey Daawo

Garoonka diyaaradaha magaalada taleex waxaa ka soo degay wafti balaadhan oo ka soo kictimay magaalada muqdisho kuwaas oo ...
IMG_2153

Daawo Qaab sidee ah ayaa maanta loo soo dhaweeyey wafdigii Cali ciise iyo garad abshir Sawiro

Waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Taleex Soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay Wafdi miisaan leh oo kasoo Kicitimay ...
TALEEX-3

Daawo: Filim laga sameeyey shirweynaha Khaatumo ee Taleex & Wacdarro-VIDEO.

Filimkan waxaa loogu magac daray Fariin waxaana sameeyey Isla markaasina isku soo dubariday Siciid Aftaag waana mid ku ...